
Al-Shabaab oo 5 Qof ku dishay Weerar Ka Dhacay Waqooyi Bari Kenya
Mandheera, Kenya – Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday gaari ay la socdeen shaqaale dhagax qoda ah, taasoo sababtay dhimashada shan qof iyo dhaawaca laba kale, sida lagu sheegay warbixin booliiska Kenya. Weerarkan ayaa …